caawiyepanel
Verified
•
Jinka waa noole uu allaah uumay kana abuuray bel_belka dabka sida uu allaah kusheegay suuradda arraxmaan
( وَخَلَقَ ٱلْجَآنَّ مِن مَّارِجٍۢ مِّن نَّارٍۢ)
Ereyga jin ” waa kelmed carabi ah oo macneheedu yahay wax qarsoon ama aan la arkayn”
Jinku waa uu tarmaa. sidoo kale waxa uu leeyahay Gaal iyo muslim.
jinku waa noole sida caadiga ah lala xiriiriyo xoogagga sharka ama xumaanta
sidoo kale Jinku waa uu ka awood badanyahay aadanaha sidaas darteed waxaa laga yaabaa in uu dhib u geysto.