Loading...

Cutubka 1aad: Qoraal Sharraxaad Waxqabadka 9aad

1 Answer

1 Answer

  1. Waxa aan erayada doolka ah ku aadinayaa erayada asalka ah ee afka soomaaliga ah, islla kolkaasna waxa aan raadinayaa lidkiisa.

    Tr Erayga doolka ah Erayga asalka ah Erayga lidkiisa
    1 Duhur Wiwir Galab
    2 Su’aal Weydin Jawaab ama warcelin
    3 Shay Wax Noole
    4 Rafiiq Wheel / weel Cadow
    5 Tacliin Waxbarasho Jahli
    6 Qaanuun Xeer Xeer la’aan
    7 Naf Xaw Dhimasho
    8 Qiyam Xeerdahsoon Xeer la’aan

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message