Loading...

waa maxay waraabe?

2 Answers

2 Answers

  1. Waraabe waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Waraabuhu waa bahal xoogan oo ku nool, Afrika. Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka..

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message