2 Comments

  1. Caawiye Member

    Waraabe waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Waraabuhu waa bahal xoogan oo ku nool, Afrika. Waraabaha, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *