Loading...

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (1)Qeex cilmiga jiyooloojiga

3 Answers

3 Answers

  1. Cilmiga jiyooloojiga waa aqoonta ama cilmiga la xiriira barashada ama daraaseynta isbeddellada dinaamikada (dhaqdhaqaaqa) dhulka iyo ilaha tamarta ee dhulka ku dhex Jira

    1. Replying to caawiyepanel
      Cilmiga jiyooloojiga waa aqoonta ama cilmiga la xiriira barashada ama daraaseynta isbeddellada...

      Cilmiga jiyoolajiga waa Barashada dhulka dhaqdhaqaaqa dhulka isbadalada dhulka iyo kheeyraadka dhulka.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message