Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (5) Caddee kaalinta culimada muslimiinta ay ku lahaayeen cilmiga jiyooloojiga
caawiye Admin
Verified
•
•
1 Answer
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Kaalinta culimada muslimiinta ay ku lahaayeen cilmiga jiyooloojiga culimada muslimiinta waxay ku dhiseen cilmiga jiyooloojiga qaab maangal ah oo aadna u haboon,sanadka markuu ahaa 210 hijriga ee ku beegan 825CD,muslimiinta waxay sameeyeen iney cabbiraan dhexroorka dhulka, sidaa oo kale waxay cabbireen wareegga dhulka Waxaana ka mid ahaa saynisyahanka weyn ee lbni Siinaa, wuxuu kaga sheekeeyay buugaagtii uuqoray qaarkood Cilmiga dhulka sida buugiisii AI-Shifa.