Loading...

Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (5) Caddee kaalinta culimada muslimiinta ay ku lahaayeen cilmiga jiyooloojiga

1 Answer

1 Answer

  1. Kaalinta culimada muslimiinta ay ku lahaayeen cilmiga jiyooloojiga culimada muslimiinta waxay ku dhiseen cilmiga jiyooloojiga qaab maangal ah oo aadna u haboon,sanadka markuu ahaa 210 hijriga ee ku beegan 825CD,muslimiinta waxay sameeyeen iney cabbiraan dhexroorka dhulka, sidaa oo kale waxay cabbireen wareegga dhulka Waxaana ka mid ahaa saynisyahanka weyn ee lbni Siinaa, wuxuu kaga sheekeeyay buugaagtii uuqoray qaarkood Cilmiga dhulka sida buugiisii AI-Shifa.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message