Loading...

Cutubka 1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (6) Caddee waxa loola jeedo cilmigajiyooloojiga

1 Answer

1 Answer

  1. Waxaaloo la jeedaa cilmiga jiyooloojiga waa daraaseynta isbeddellada dhaqdhaqaaqa dhulka iyo ilaha tamarta ee dhulka cilmigani wuxuu daraasceyaa waxyaabaha ka qeyb qaatay qaabsameysanka dhulka laga soo bilaabo kumannaan sano ka hor iyadoo loo cuskanayo daraaseynta dhadhaabyada dhulka taa oo lagu tiriyo iney tahay arkifiya taariikheed oo dhulku leeyahay.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message