1 Comments

  1. caawiye Admin

    Waxaaloo la jeedaa cilmiga jiyooloojiga waa daraaseynta isbeddellada dhaqdhaqaaqa dhulka iyo ilaha tamarta ee dhulka cilmigani wuxuu daraasceyaa waxyaabaha ka qeyb qaatay qaabsameysanka dhulka laga soo bilaabo kumannaan sano ka hor iyadoo loo cuskanayo daraaseynta dhadhaabyada dhulka taa oo lagu tiriyo iney tahay arkifiya taariikheed oo dhulku leeyahay.

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *