1 Answers
Oromo Waa Qowmiyad Degta Itoobiya Iyo Koofurta Kiinya. Waana Qowmiyada ugu badan ee Itoobiya ama Geeska Afrika. Afkooda ama luqadooda Waxaa la dhahaa Afaan Oromo. Afkooda waa qayb ka mid ah laanta Kushiitiga ee afafka Afro-Aasiyatik.
Leave Answer
You must be logged in to answer.