Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (13) Qor warbixin ku saabsan waayada jiyooloojiga Soomaaliya
caawiye Admin
Verified
•
•
1 Answer
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Waaga koowaad waxaa la oran karaa kama jiro dhulka Soomaaliya, sababtana waxay tahay dhammaan dhul sameysanka waagan waxay ku baaba,day carra guurkii dhacay dhrtii waaga labaadiyo in dhul sameysan ka waagaan qaarkii uu ku qarsoon yahay dhulsameysan isaga ka da’ ya,
Waaga labaad dhadhaabyada waagan waxaa laga helaa dhul aad u ballaaran oo ka mid ah galbeedka Soomaaliya,gaar ahaan mandiqadda Boorama, sidoo kale waxay faafsanyihiin bartaamah gobolka gaar ahaan meelaha dhulka hoose ah, waxay ku dahaaran tahay dhadhaabyada
arakiga ah, oo ka mid ah dlhadhaabyada xilliga juraasik
Waaga saddexaadd waagan qeyb ballaaran oo ka mid ah dhulka jasirad u egta Soomauliya waxaa ku daboolan dhadhabyada xilliga Ayuusin
xilligan oo dhulka’ siweyn hoos ugu dhacay sababtay in baddaAyuusiin ay gudaha soo gasho iyadoo u jecdo dhanka Waqooyi galbeed.