loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Sucado Ahmed ali
April 28, 2023 | 8:54 pm |1 Answers

maxaa sababa cudurka qunka

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
caawiyepanel
April 29, 2023, 6:07 am
Cudurka looyaqano Qumanka (tonsile). Qumanka waa cabuq cune oo ay keento jeermiska bactéria ama fayraska .bacteriayada waxa fafiya dhibco biyood kusamaysan sanka ee qaba qof qaba streptoccocus .tani waxay inta badan dhacdaa xiliyada qabawyaha .waxad cabuqa cunaha ku qadi kartaa 2_7malmood kadib markad lajoogtay qof qaba cudurka Waxa lagu kala qadi karaa nefsashada ama calyada oo is gaaarta sidaa darteed waa muhiim in dadka waawayn ee qaba ay ka fogadan caruurta. CALAMADAHA QUMANKA 1.Qandho kasaraysa 38c. 2.qarqaryo ama dhaxan. 3.Cuna xanuun. 4.liqida oo dhibato ku timado 5.qoorto bararta 6.matag madamoo cudurkan leeyahay astamihii malariyada dadbadan waxay qatan dawada malariyada wax bana kama tarto SIDEE LOOGA HORTAGI KARA QUMANKA 1.Hadii uu kugu soo noqnoqdo waxad samaynaysaa aroorta hore intanad cadayan ku luqluqo biyo diiran oo cusbo/ milix leh si jeermiskii udisho. 2.hadii uu ku joogsan waayo waxad u bahan Anti biotic inad qadatid Xanuunkan oo caruurta kusoo lablaama ama ku soo noqnoqda wuxuu kuna infaction hadhaw ugudba wadnaha .kalagoysyada .kilyaha caruurta looga baqayo xanuunka waa in lasiiya irbad Anti biotic ah.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • caawiye Admin
    halkee ayay ku taala maxkamadda Cadaalada caalamka oo marka magaceeda laso gaabiyo yahay ICJ?
    Jun 17, 2022 - 16:10 |1 Answers
  • Saki Bh
    wayo nabi idriis cs
    Apr 17, 2023 - 04:32 |1 Answers
  • caawiye Admin
    Chapter3 (Q20) Which of the following is most important in determining skin coloration? a.
    Aug 11, 2021 - 23:35 |1 Answers
  • Cabdiwaasac Amiin chanel
    waamaxay diintu
    Apr 25, 2023 - 14:39 |1 Answers
  • Cabdiqani Cabdiqani
    waa maxay caafimaad
    May 01, 2023 - 09:28 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img