maxaa sababa cudurka qunka

1 Answers

  1. caawiye Admin

    Cudurka looyaqano Qumanka (tonsile). Qumanka waa cabuq cune oo ay keento jeermiska bactéria ama fayraska .bacteriayada waxa fafiya dhibco biyood kusamaysan sanka ee qaba qof qaba streptoccocus .tani waxay inta badan dhacdaa xiliyada qabawyaha .waxad cabuqa cunaha ku qadi kartaa 2_7malmood kadib markad lajoogtay qof qaba cudurka Waxa lagu kala qadi karaa nefsashada ama calyada oo is gaaarta sidaa darteed waa muhiim in dadka waawayn ee qaba ay ka fogadan caruurta. CALAMADAHA QUMANKA
    1.Qandho kasaraysa 38c.
    2.qarqaryo ama dhaxan.
    3.Cuna xanuun.
    4.liqida oo dhibato ku timado
    5.qoorto bararta
    6.matag
    madamoo cudurkan leeyahay astamihii malariyada dadbadan waxay qatan dawada malariyada wax bana kama tarto SIDEE LOOGA HORTAGI KARA QUMANKA 1.Hadii uu kugu soo noqnoqdo waxad samaynaysaa aroorta hore intanad cadayan ku luqluqo biyo diiran oo cusbo/ milix leh si jeermiskii udisho. 2.hadii uu ku joogsan waayo waxad u bahan Anti biotic inad qadatid Xanuunkan oo caruurta kusoo lablaama ama ku soo noqnoqda wuxuu kuna infaction hadhaw ugudba wadnaha .kalagoysyada .kilyaha caruurta looga baqayo xanuunka waa in lasiiya irbad Anti biotic ah.

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay connected
January 2025
MTWTFSS
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031