You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Xajku waa rukniga SHANAAD ee ay diinta Islaamku ku dhisan tahay, waana waajib Ilaahay faray ummadda Islaamka ah qofkii awoodi kara ugu yaraan hal mar oo keliye qofka cimrigiisa.
SHURUUDAHA XAJJKA KU WAAJIBO
Waxuu xajku ku waajibaa qofkii laga helo arrimaha soo socda.
1) Inuu muslim yahay
2) Inuu caqli qabo aanu waalneyn.
4) Inuu xoryahay
5) iyo inuu awoodi karo (xoolo, jid, iyo jir ahaanba) inuu xajka guto
Waxaa kale oo in taas weheliya gabadha oo laga rabo inuu maxram la socdo.
iyo Meelaha laga xirmanayo (xiranayo) Xajka.