Loading...

Afarta diin soo dagtey iyo nabiyadoodi

1 Answer

1 Answer

  1. hadii suaashadu macnaheedu tahay Afar ta kitaab ee Samaawi ga ah
    ee diinta islaamka waxa ay kala yihiin .
    Kutubka Injiil waxaa lagu soo dajiyay Nabi Ciise C.S
    Kutubka Towraad waxaa lagudoo dajiyay Nebi Muuse CS.
    Kutubka Zabuur Waxaa lagu soo dejiyey Nebi Daa’uud CS.
    Kitaabka qur’aanka(Furqaan) waxaa lagusoo Dajiyay Nabi Maxamed scw.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message