Loading...

goormee soomaali xurnimada qadate?

4 Answers

4 Answers

  1. goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda qaadateen 26kii bishii june 1960, iyana 1dii luuliyo 1960kii waxaa iyana xornimada qaadatay koonfurta Soomaaliya.

    1. Replying to Queen of somalia
      goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata waxay ahaayeen gobolada waqooyi waxay xornimadooda...

      waasax walaal

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message