Loading...

waa maxy murti iyo maah maah

1 Answer

1 Answer

  1. Murtida iyo maahmaahdu waxa ay bilaan hadalka, waxayna xoojiyaan fahmidda dulucdiisa. Waxay hadalka taraan qurux, tayo iyo dhumuc intaba. Murtidu waa “hadal kooban oo farshaxannimo leh, oo xambaarsan kasmo iyo aqoon run ah oo laga helay waaya-argnimada”.Maahmaahdu waa “hadal kooban oo farshaxannimo leh, oo dhacdo ama munaasabad ku soo baxay deedna faafay oo dadku jeclaysteen milgaha uu xambaarsan yahay darteed”. Maahmaahda waxaa la soo qaataa marka la arko dhacdo u eg dhacdadii ay ku soo baxday.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message