You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Sadaqada waxay leedahay qisooyin iyo faa’idooyin cajiib ah oo aan lasoo koobi karin,balse waxan soo qaadan doonna 10 kamid ah faa’iidooyinka laga helo sadaqada.
{1}70{toddobaatan}albaab oo musiibooyin iyo xumaan kaga imaan lahayd ayay kaa xijaabaysaa sadaqa.
{2}Sadaqada waxay kaa tirtiraysaa ama kaa dhaqaysaa dambigii aad gashay.
{3}Maalinka qiyaamo hoos ama har ayay kuu noqoneysaa sadaqada.
{4}Dadka xanuunsan ayaa lagu daaweeyaa sadaqada, rasuulka {NNKH}wuxuu yiri (kuwiina xanuunsan ku daaweeya sadaqada)
{5}Naarta ayay kaa weecineysaa ama kaa leexineysaa sadaqada.
6}Qalbiga ayay kuu jilcineysaa sadaqada, rasuulka {NNKH} wuxuu yiri (qofkii rabo inuu qalbigiisa jilciyo dad masaakiinta wax ha siiyo agoontana ha ilaaliyo)
{7}Maalin walbo malak ayaa kuu duceynaya.
{8}Qofka sadaqada badan jannada albaab ayuu ku leeyahay.
{9}Balaayada ayay kaa difaaceysaa sadaqada.
{10}Sadaqada way ku dhahireysaa/ku nadiifineysaa xoolaha iyo lacagtana way kuu badineysaa. Nabiga wuxuu yiri {NNKH}”xoolo sadaqa laga bixiyo ma nusqaamaan.”