1 Answers
            
            
        
        Google AdSense waa barnaamaj ay shirkada Google maareyso kaasi oo loogu talagalay dadka website-yada leh si ay websit-yadooyada xayeysiin u saaraan ayna kaga faa’idaan lacag booqadayaasha website-kooda soo booqanaya.
Sidoo kale Google Adsense waxaa loogu talagay dadka barta Youtube muuqaalada soo geliya, si ay muuqaaladooda u saartaan xayeysiin ayna kaga faa idaan lacag daawashada muuqaalkooda.
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
