2 Answers
            
            
        
        Waxaa laqorey luuqada afsoomaliga xiligii dawladii kacaanka ahayd ey wadanka kagadhawaaqday inuu wadanku maanta wixi kadanbeya uu yahay mid isagu dooranaya wixi udan ah uu albaabada ulaabay xarumihi taclinta ee ay lahayeen shisheeyuhu oo ahayd 1972
                        waxa la qoray 1972
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
