gormee la Qoray af somaaliga

2 Answers
Nur abdi Gaaxnuug
February 18, 2024, 7:49 pm
Waxaa laqorey luuqada afsoomaliga xiligii dawladii kacaanka ahayd ey wadanka kagadhawaaqday inuu wadanku maanta wixi kadanbeya uu yahay mid isagu dooranaya wixi udan ah uu albaabada ulaabay xarumihi taclinta ee ay lahayeen shisheeyuhu oo ahayd 1972
Samiira
June 15, 2023, 5:48 pm
waxa la qoray 1972

Leave Answer

You must be logged in to answer.