Loading...

waa maxay ilays

1 Answer

1 Answer

  1. Ileys.sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha. Qoraxda ayaa ah meesha dhulku ka helo iftiinka. Inta ugu badan ereyga ileys waxaa loo isticmaalaa iftiinka ili qabateyga ah, laakiin micnaha iyo noocyada soo hoosgalaya intaas way ka badan tahay; waxaana ka mid ah iftiinka aan la arki karin iyo noocyo kale.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message