waa maxay ilays

1 Answers
Queen of somalia
June 20, 2023, 10:03 pm
Ileys.sidoo kale loo yaqaano Iftiin waa falaadho electromagnetic taas oo u muuqata Aadamaha. Qoraxda ayaa ah meesha dhulku ka helo iftiinka. Inta ugu badan ereyga ileys waxaa loo isticmaalaa iftiinka ili qabateyga ah, laakiin micnaha iyo noocyada soo hoosgalaya intaas way ka badan tahay; waxaana ka mid ah iftiinka aan la arki karin iyo noocyo kale.

Leave Answer

You must be logged in to answer.