Loading...

wa maxay xaliska suaashan waana hal xiraale waxa masajid kuwala jiray 3 qof nin soman iyo nin dugahayo iyo nin xaasle ah waxa masajid so gaaly nin aan malag iyo jini aheen kadib ninki sonay sonki waa furay ninki slada tukanayay salada wa kabaxyay ninki xaasle ahaa xaaski waa furay haddaba maxa sababay

1 Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message