wa maxay xaliska suaashan waana hal xiraale waxa masajid kuwala jiray 3 qof nin soman iyo nin dugahayo iyo nin xaasle ah waxa masajid so gaaly nin aan malag iyo jini aheen kadib ninki sonay sonki waa furay ninki slada tukanayay salada wa kabaxyay ninki xaasle ahaa xaaski waa furay haddaba maxa sababay

1 Answers
Abdirahman
August 15, 2023, 11:25 pm
sonka waxakagaray afurkii kan dukanatat biyo ayuu arkanagta nasafo ayey aheeyd abeheed aya yimid

Leave Answer

You must be logged in to answer.