𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗮𝘅𝗲𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗳

4 Answers
Nimco Mohamed
April 18, 2023, 1:54 am
waa yool aad nolosha kaleedahay kaas oo hadii aad dadaasho kuguulaysan kartid
Wanagzan Sabiriina
April 9, 2023, 2:13 am
hadafku waa guul weyn oo ladonayo iney ku dhamaato Natiijo wanagzan hadafkada si aa ugaarto wa inaa latimadaa dadaal dheer iyo Maskax ku hagta dhan ka io waxa uu hadaf kadu yahay
caawiyepanel
March 20, 2023, 2:04 pm
Hadafku waa natiijo ama ujeedo la doonayo oo qof doonayo inuu gaadho. Waa wax aad ku dadaasho oo aad ka shaqeyso, inta badan waxay u baahan tahay qorshe, iyo dadaal si aad u gaarto. Hadafyadu waxay noqon karaan wakhti gaaban ama mid dheer waxayna u dhaxayn karaan hamiga shakhsi ahaaneed iyo hamiga xirfadeed. Lahaanshaha yool cad waxay gacan ka geysan kartaa bixinta jihada iyo dhiirigelinta nolosha, u oggolaanaysa shakhsiyaadka inay diiradda saaraan dadaalkooda oo ay horumar u sameeyaan si ay u gaaraan natiijada ay rabaan.
Halima Abdirashid
November 24, 2023, 8:48 pm
Hadafku waa yool oo qofku leeyahay una go an inuu gaaro, oo uu kadhabeeyo

Leave Answer

You must be logged in to answer.