300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Ardhagaral markii uu dhintay sannadkii 1288di, wiilkiisii Cusmaan bin ardhagaral, oo ah
kan dowladda loogu magac daray, ayaa loo magacaabay xukunka. Cusmaanwaxa uu kadhigay
dawladdii cusmaaniyiinta mid dhan walba ka adag 25 sano oo uu xukumayey waxa uuna
dhintay sanadkii 1358 CD isaga oo 70 jir waxaana lagu duugay magaalada buursah ee dalka
turkiga.