Loading...

_ imisa ayey ahaayeen khadimyadii rasulka SCW?

1 Answer

1 Answer

  1. Waxa jira saxaabo badan oo nabiga scw u adeegi jiray kuwaasoo ku guulaystay in loogu yeedho adeegayaashii ama khaadimyadii Rasuula scw, waxayna kala yihiin.

    Anas binu Maalik RC oo baahiyaha rasuulka u qaban jiray.
    Cabdilaahi binu Mascuud RC oo kabaha iyo cadayga rasuulka ugu adeegi jiray.
    Cuqba binu Caamir Al-juhani oo baqasha rasuulka scw u adeegi jiray.
    Aslac binu Shariik oo hasha rasuulka scw u adeegi jiray.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message