asma dheeman waa maxay

2 Answers
IKRAAN MOHAMETT
January 27, 2024, 2:55 pm
asma waa carabi macnahiisuna waa isim ama magac dheeman waa dhagaxa qaaliya oo dhulka laga soo saaro
maxamed jaamac
June 23, 2023, 11:23 am
asma dheeman waa magac gabar ama dhadig

Leave Answer

You must be logged in to answer.