2 Answers
Waxa aad akhrisaa erayadaan iyo sharraxaada la isku aadiyey:
1 Amakaag, ashqaraar,ama cajiib Yaab
2 Dhagac,cagaha wax ka day, carar, firxasho Yaac
3 Yaadado,kashido,dhido Caanaqub
4 Tukulush Dabagaalle
5 Bahal yar oo dabagaalaha u eg Soongur
6 Dameerka yar Qeyl
7 Dameerka lab Muun
8 Dameerka dheddig Muuno
9 Idaha yar yare e ka kooban dheddig iyo lab Nayl
1:Amakaag=yaab 2:dhacag =yaac 3:yaadado=caana qub 4:tukulus =daba gallery
Leave Answer
You must be logged in to answer.