Human Anatomy?

1 Answers
Wanagzan Sabiriina
March 29, 2023, 5:22 pm
Human anatomy. waa barashada qab dhismeedka dibada iyo gudaha ee jirka bini,aadamka. anatomy waxa loo kala qadaa 2 qeybood oo kala ah .ANA . micnaheedu waa kor. Tomy . oo go,naan ah marka leysku daro waa isku Jaa,go,naanta jirka bini aadamka

Leave Answer

You must be logged in to answer.