Cutubka 1aad: Qoraal Sharraxaad Waxqabadka 7aad
caawiye Admin
Verified
•
•
1 Answer
You must be logged in to answer.
Log In to Answer 300"
x-show="show"
x-transition:enter="transition ease-out duration-300"
x-transition:enter-start="opacity-0 translate-y-10"
x-transition:enter-end="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave="transition ease-in duration-300"
x-transition:leave-start="opacity-100 translate-y-0"
x-transition:leave-end="opacity-0 translate-y-10"
class="fixed bottom-8 right-8 z-50 cursor-pointer group"
@click="scrollToTop()"
style="display: none;">
/
Cookie Policy
Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more
Message
Waxa aad sifiican u akhrisaa erayada iyo lidkooda isku aadisan iyo erayada kale la macnaha ah:
Tr Erayga Lidkiisa Eray kale la macne ah
1 Fanasho Degasho Fuulid, korid
2 Buubaal Hayin Rar barid,leyli, awr rar la cararid
3 Horweyn Irmaan Geel irmaanka ahayn, guran, goobali.
4 Galoof Ciriid Ishkin dheddig ah, guran oo aan irmaanayn
5 Har Xaas Hoos, iska reebid,
6 Kul Qabow Kuleyl, suudi, kaliil
7 Lax Wan Dheddiga idaha
8 Caro Farxad Xanaaq,dhirif, camashood
9 Gaari Baali Naag baari ah, guri bila
10 Dhurow Dhimo Liibaan, khayr,wanaag