1 Answers
            
            
        
        Waxa aan erayadaan tobanka ah ee soo socda mid kasta raadinaya dhowrka macno oo uu leeyahay, isla  kolkaana waxa aan laba macno ka mid ah gelinayaa labo weero fudud oo dhameystiran:
Tr	Eray macno badan	Tirada macnayaasha
1	Saymo	Belaayo, halis
2	Aar	Libaax lab ah, nin geesi ah, aargoosi
3	Aas	Xabaalida meyd, waqtiga qorraxdu dhacdo, duugid
4	Aaran	Doog, barwaaqo, geela intiisa yar yar
6	Addin	Afarta lugood ee xayawanka midkood, lug ama gacan
7	Adduun	Koonkan, dhulka, maal ama hanta badana
8	Af	Luuqad, ama waddo, irrid.
9	Afti	Cod u qaadis, ogolaan ama diidis arrin.
10	Agool	Qolof cad ee maxada yesho, wasakh.
11	Alkun	Doonis, gabar doonan, ama wiil gabar u doonan.
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
