waa maxay cara guur

2 Answers

  1. caawiye Admin

    Carro guur waa marka ay kabaracdo ama ay kadhamaato carrada dhulka kadibna waxaa uu noqdaa dhulka meel aysan looga faa idaysankarin dhankastaoo markii hore loogu faaidaysan jiray dhamaan nafaqadii dhulka waykadhamaatay tusaale ahaan dhulka markii hore waxaa uu ahaa mel ku wanaagsan beerashada dalagyada mudo kadib waxaa uu iskubedelay mel carro guur ah hadaad wax kubeerto beertaada malaga gayaabo in aykuu baxdo.

Leave Answer

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Stay connected
January 2025
MTWTFSS
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031