1 Answers
            
            
        
        Waxa aan erayada doolka ah ku aadinayaa erayada asalka ah ee afka soomaaliga ah, islla kolkaasna waxa aan raadinayaa lidkiisa.
Tr	Erayga doolka ah	Erayga asalka ah	Erayga lidkiisa
1	Duhur	Wiwir	Galab
2	Su’aal	Weydin	Jawaab ama warcelin
3	Shay	Wax	Noole
4	Rafiiq	Wheel / weel	Cadow
5	Tacliin	Waxbarasho	Jahli
6	Qaanuun	Xeer	Xeer la’aan
7	Naf	Xaw	Dhimasho
8	Qiyam	Xeerdahsoon	Xeer la’aan
                        Leave Answer
You must be logged in to answer.
        
