Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (2) Tilmaan laamaha cilmiga jiyooloojiga

1 Answers
caawiyepanel
August 1, 2022, 11:50 pm
Cilmiga jiyooloojiga wuxuu u kala baxaa qeybo badan oo dhammaantood ka mid ah laamaha cilmiga jiyooloojiga waxaana ka mid ah kuwa ugu muhiisan: Jiyooloojiga bay,ada (deegaanka) Jigooloojiga handasada. Jiyooloojiga waxbarashada. Jiyooloojiga Saliidda iyo dhaqaalaha

Leave Answer

You must be logged in to answer.