dagaalkii badar xillima ayuu dhacay

1 Answers
October 26, 2024, 7:22 am
waa dagaal dhacay Sabti, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo ku beegan 17dii bisha Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijriga,

Leave Answer

You must be logged in to answer.