loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
June 13, 2023 | 9:52 am |1 Answers

dheecanada ku jira Jirka bini aadamka?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
June 13, 2023, 9:56 am
Qiyaas ahaan waa 20% dheecaankaan ku jira bannaanka unuga wuxuu u kala qaybsamaa labo qaybood oo kala ah. Dheecaanka ku jira inta u dhexeeysa unugyada dhexdooda oo loo yaqaano interstitial fluids iyo kuwa kale oo loo yaqaano intravascular fluids. Dheecaannada ku jira jirka bani’aadanka waa kuwa aad u tira badan kuwaas oo ku kala jira meela badan oo ka mid ah jirka bani’aadanka dheecaannadaas ku kala jira jirka bani’aadanka waxaa ka mid ah: Kaadida (urine)Dhiigga (blood)Shahwada ragga (sperm)Dheecaanka ku jirka maskaxda iyo laf dhabarta (cerebrospinal fluids)Dheecaanka ku jira hooyada uur ka leh (Amniotic fluids)Dheecaanka ku jira isgalka lafaha (Synovial fluids)Candhuufta (Saliva)Dhididka (Sweat)Dheecaanka ku jira sambabada (Pleural fluids)Dheecaanka ku jira caloosha (Peritoneal fluids)Macdanta ku jirta guud ahaan jirka bani’aadamka (Electrolytes) Waxaan si guud uga hadlaynaa dheecaannadaan aan kor kusoo sheegnay laakin waxaa jira dheecaanno ka badan intaas oo ku jira jirka bani’aadanka hase yeeshe inta aan kor ku soo sheegnay waa kuwa ugu muhiimsan oo inta badan aan ku sharxi-doono .Caawiye app Dheecaannada kale ee ku jira jirka bani’aadanka waxa kamid ah: Dheecaanka dacarta oo kale (Bile)Caanaha ka yimaada hooyada uurka leh (Breast milk)Dheecaanka ka yimaada caloosha (Gastric juice)Dheecaanka malaxda (Pus)Saxarada (stool/ fecal)Qaaxo waa walax candhuufta u ek laakin ka adag (Sputum) Ilinta (Tears)Dheecaannada ka yimaada hab dhiska taranka ee dumarka (Vaginal secretion)Mataga (Vomit) Dheecaannadaan aan kor soo sheegnay waa kuwa ka mid ah dheecaannada ku jira jirka bani’aadanka.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • iiimaan Colaad
    malaacayaashu inteeh ay kakuubanyihii.?
    Apr 12, 2023 - 00:42 |1 Answers
  • caawiye Admin
    8) Define simple harmonic motion.
    Feb 27, 2021 - 14:22 |1 Answers
  • Maxamed Axmed
    xagee ku talaa soomaaliya?
    Feb 24, 2023 - 12:01 |3 Answers
  • Xamse Ali
    imisa jeerbaa lugu sheegay qoraanka nabiyukaahi ibraahim
    Jun 21, 2023 - 13:18 |2 Answers
  • Said serha
    sidee kubartaa xisaab kudufsho iy uqeebin
    Sep 30, 2023 - 11:37 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img