loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 2:03 pm |1 Answers

FAA'IIDADA BIYAHA laga helo?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 2:05 pm
Qadarka biyaha aad cabto maalin kasta wuxuu   door muhiim ah ka qaataa ilaalinta caafimaadka   jirkaaga.  Ragga waxaa loogu baahanyahay in ay cabaan   maalinkii 3.5 liter ilaa afar 4 liter oo biya ah, oo u   dhiganta 13koob ilaa 15koob. Dumarkuna waa in ay cabaan maalinkii 2.5 liter oo u dhiganta 9 koob oo biya Biyuhu waxey ka hortagaan calool xanuunka iyo calool xiranka, Waxeyna dheefshiidka ka dhigaan mid caafimaad qaba.biyaha waxey dheeli tiraan dheecaamada jirka sida dhuuqista cunada wareega dhiiga iyo xambaarida walxaha nafaqada. Biyo badan oo la cabo waxey dhisaan murqaha jirka, murqaha waa in ay helaan biyo ku filan si ay ujoogteeyaan shaqada ay hayaan oo ah in ay jirka dhaqdhaqaajiyaan qeybihiisa kala duwan. Biyaha waxey aad u caawiyaan killiyaha iyagoo wasaqda ka saaraya. In biyo badan uu qofka cabo waxey u fiicantahay jirkiisa,oo waxey ka hortagaan kor qaleelka oo Aakhirkii ku dhamaada in uu jirka jeexjeexma ama laablaab ku yimaada isagoo aan da' noqon. Biya oo badan oo la cabo waxey kaa caawinayaan,inay kaa daaweeyaan waxyaabo badan oo jirka ku qarsan ha ahaadaan cuduro ama feeyras. Dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhalan kara biya yarida ama qofka oo aan biyo badan cabin maalinkii. Qofka waxaa ku imaan kara cuduro kala duwan, sida cudarada ku dhaca killiyaha iyo kaadi mareenka      Sidoo kale qofka aan qaadan biyo ku filan haragiisa waxa uu noqdaa qaleel, ka dibna waxaa ku yimaada jeexjeex iyo laablaab wajiga iyo daal.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Faadumo Ahmed
    meeqo madaxweey ayaa soomartay soomaalia
    Sep 19, 2023 - 05:56 |3 Answers
  • Ken Zoola
    shabeel naagod yatiriyay
    May 12, 2023 - 01:51 |1 Answers
  • Ahmed Crisaq
    waa maxay africa
    May 10, 2023 - 08:38 |2 Answers
  • Safiyo Axmed
    Bini aadamku mayahay danab gudbiye sheeg sababta
    Apr 09, 2023 - 11:22 |2 Answers
  • Amiin Abdinior
    sheek lawadii Nabi oo iskuakaa
    Jun 06, 2023 - 13:48 |5 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img