Loading...

FAA'IIDADA UU LEEYAHY SALIGA NABIGA {NNKH}?

1 Answer

1 Answer

  1. Faa’idada uu leeyahay saliga Nabiga {NNKH} waxaa ka mid ah :

    {1}Qofka hal mar ku saliya Nabiga {NNKH} ALLE ayaa unaxariisanaya 10 {toban} jeer

    {2} Qofka saliga nabiga badiyo muragada iyo dhibaatada heeysata ALLE waa ka qaadaa

    {3} Saliga Nabiga oo aad badsato xaajaadkaada / danahaaga ayuu ALLE kugu sahlayaa

    {4} danuubta ama danbiyada ayuu ALLE {SW} ku dhaafaa saliga nabiga {NNKH}

    {5}Waa amarka ALLE oo aad qaadatay / fartoontay

    {6}10 darajo ayuu ALLE ku dalacsiinayaa 10 xumaatana waa kaa tirtirayaa

    {7}Qofka markuu ducaysanaya ka hormariyo ducadiisa saliga nabiga ama ka daba mariyo ducadiisa waa la aqbalaa

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message