loader
Skip to content

Caawiye App

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Forgot Password?

Don't have an account?Sign Up

Caawiye App

Welcome to Caawiye app, a platform to connect with the social world

Already have an account?Login

  • Activity
  • questions
  • Groups
  • Blog
Queen of somalia
May 23, 2023 | 2:06 pm |1 Answers

FAA'IIDOOYINKA LIIN DHANAANTA?

×

Edit Question

×

Report Content

Explain why you are reporting this content:

Select Reason:

Misleading or scam
Spam
Violent or abusive
1 Answers
Please log in to reply.
Queen of somalia
May 23, 2023, 2:07 pm
Liin dhanaantu waxaa laga helaa faa'iidooyin caafimaad oo aan halkaan ku soo koobi karin, lkn waxaan ka hadli doonaa ALLE idinkii waxtarka iyo faa'iidooyinka liin dhanaanta oo laysku waafaqsanyahay ee laga helo liin dhanaanta. ugu horeyn liin dhanaantu waa aashito,lkn markii ay jirka gudaha u gasho waxay yareysaa aashitada jirka,taasoo isku dheeli tiraysa dheecaamada jirka. Liin dhanaanta waxa aad ugu badan vitamin c kaas oo xoojinaya difaa jirka,wuxuuna la dagaalamaa infekshanada ay keenaan feeyrasyada sida hargabka iyo ifilada.  Sidoo kale liin dhanaantu waxay caawisaa shaqada beerka,waxayna dhalaalisaa waxyaabaha halista ku ah beerka sida aashitada loo yaqaano "yurik aaysiid." Sidaa daraadeed qubarada caafimaad waxay qofka kula taliyaan in subaxa hore uu cabo biyo  liin dhaana diiran ama qandac ah si uu beerka u nadiifsamo. Liin dhanaantu sidoo kale waxay daawo u tahay cudarka cirid dhiiga "Scurvy" Liin dhanaantu waxaa ku jirta aashitada loo yaqaano"cetric acid" taas oo jirka ka caawiso in ay dhalaaliso dhagaxaanta ku sameeysmo xamiitiga iyo killiyaha. Sidoo kale liin dhanaantu waxay xal u noqotaa caburka iyo oksijiin yarida. Liin dhanaantu waxay wanaajisaa araga,iyadoo daawo u ah xanuunada ku dhaca shabakada isha ee loo yaqaano "Retina"  Dhina kale liin dhanaanta waxay xoojiysaa xididdada waxayna yareysaa halista ah in ay xididdada dilaacaan ama qofka dhiig bax jirka gudihiisa ku yimaado gaar ahaan dadka qabo dhiig karka. Liin dhanaantu waxaa ku jiro 22 walxood oo la dagaalama cudurka "Kansarka" kuwaas oo ALLE ku abuuray liin dhanaanta,howsha ugu badan ay qabtaan walxahaas waa hakinta ama joojinta tarmida unugyada kansarka Liin dhanaantu waxay jirka siisa nafaqo kale duwan oo iskugu jirta: vitamin c,uric acid,vitamin b,calcium,iron,magnesium,potassium iyo kuwoo kale oo badan.
Please log in to reply.

Leave Answer

You must be logged in to answer.

🔥 Popular Questions
  • Cumar Salaad
    what is a cell
    Oct 04, 2023 - 08:35 |1 Answers
  • Sulthan Xarago
    qeex jarmaad
    Mar 19, 2023 - 20:16 |2 Answers
  • Queen of somalia
    sheeg gobolka ugu dagmooyinka badan soomaliya?
    Dec 16, 2022 - 19:51 |2 Answers
  • Cabdi Salaam
    xilimaaa ladilay madaxwaynihii dalka iraq sadaam xusein?
    Mar 25, 2023 - 09:43 |1 Answers
  • Jimcale Icardi
    waa kuma nabi gii ugu badna ee allah ku sheegay quraanka
    Apr 20, 2023 - 03:06 |1 Answers
Trending Categories
84

f4 Biology subject

25

F4 business subject

10

F4 Chemistry subject

13

f4 English subject

20

f4 Geography subject

29

f4 History subject

8

f4 math subject

34

f4 physics subject

4

f4 Somali subject

16

f4 technology subject

43

Hal xiraale

1

Health

17

Jobs & Education

36

luqadaha

43

Nolosha iyo Dhaqanka

281

Other Asked Questions

327

Poll Questions

28

saynis

15

school

4

Siyaasad iyo Maamulka

6

Sports

270

Su'aalaha Diinta

59

Suaalaha Caafimaadka

11

subjects definition

27

Taariikh

41

Technology & Engineering

10

University

88

wadamada caalamka

82

wadankeena

16

waxbarasho

18

Website & Programs

20

xisaab

56

Xoolaha Iyo dhirta

About

Caawiye Q&A waa website iyo application la isku wedaarsado su’aalo aqooneed iyo Jawaabaha kaas oo kaa caawin doona inaad dhisto afkaartada aqooneed, bulshadaada iyo inaad la xiriirto dadka kale.

Important pages
  • all questions
  • about us
  • Membership Account
Help & Support
  • Contact Us
  • frequently asked questions
  • Privacy Policy
  • Terms and Conditions

Download Now Mobile and enjoy it on your iPhone, android, and iPod touch... all from a modern mobile app powered by the somnest Platform.

Download app from

app-storeplay-store
© 2025 Somnest. All Rights Reserved.
People Who like this post
  • img
img