Loading...

halkii laga helaa groupyada

1 Answer

1 Answer

  1. so dhawaaw waxaad ka heli kartaa groupyada appka Caawiye guji ‘menü’ ama 3da dhibic Geeska kadib dooro ku ‘dar group’ adigoo sameynaya group cusub raac tilmaamaha kadib daabac groupkada

    sido kale sida aad ugu biiri kartid group hadii aad joogtid bogga hore guji groups qeybta hoose 👇
    kadib ku dhufo groupka aad rabtid inaad ku biirtid.
    wixii macluumaad dheeraad ah gal profilekeyga kadib ISO dir message mahadsanid.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message