Gabay Sheeg Yaa tiriiyey gabaygan Axad kaligii nolol doonaya baan ogaleyn insaan Mulki leh iyo Insaan?

1 Answers
caawiyepanel
March 12, 2023, 11:15 pm
waan ka xumahay ma hubo jawaabta saxda ah balse isku daygeyga waa abwaan cali Jaamac Nuur NB: fadlan hada heyso jawabteeda saxda ah inagu biiri mahadsanid

Leave Answer

You must be logged in to answer.