Goor maa dhacay dagaalkii bader

1 Answers
Queen of somalia
May 28, 2023, 5:42 pm
waa dagaal dhacay Sabti, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D (C.D = Ciise Dabadii) oo ku beegan 17 da Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijrada, dagaalkaasi ayaa ka dhacay meelo ka mid ah deegaanka Xijaas (ee maanta ah dalka  Sacuudi Carabiya). wuxuuna dhex maray ciidanka Muslimiinta oo xaruntooda ahayd magaalada Madiina kuwaas oo uu hogaaminayay Nebi Muxamed (N.N.K.H) iyo xoogag ciidan ka soo duulay magaalada Makka oo ay hogaaminayeen madaxdii Qureysheed ee ka soo horjeeday diinta Islaamka.

Leave Answer

You must be logged in to answer.