goorma ayey soomaaliya xuriyada qaadatay

6 Answers
jabra poi
April 25, 2023, 2:45 pm
waa 1969kii
Anisa Ismail
September 23, 2023, 2:45 pm
1960 kii wye
Wanagzan Sabiriina
April 12, 2023, 11:18 am
waxey xoriyada qadatay 1969
Sharmaake Cabdi
April 20, 2023, 8:57 am
Maya wll 1960 waye
cabdi Risaaq
April 12, 2023, 11:09 am
somaliya waxay xuriyad qaadatay 1960 kii
Nuurto Sharif
April 20, 2023, 8:52 am
somaliya waxay xuriyad qaadatay 1960

Leave Answer

You must be logged in to answer.