goorma ayuu geeriyooday imaamu shaafici

1 Answers
caawiyepanel
April 13, 2023, 1:11 am
Imaamu shafici wuxuuna geeriyooday sannadka 204 hijrida ee ku beegay 820 ee milaadiga, wuxuuna ku geeriyooday magaalada al-Fustaat ee wadanka Masar

Leave Answer

You must be logged in to answer.