goorme ayuu dhacay dagalki uxud

1 Answers
Queen of somalia
June 1, 2023, 12:34 pm
  waa dagaal dhex maray muslimiinta iyo Qureysh oo dhacay Sabti, Maarso 19keedii, sanadkii 625 C.D oo u dhiganta 3dii Shawwal sanadkii 3aad ee Hijrada

Leave Answer

You must be logged in to answer.