Goormo dhacay dagaalkii badar

4 Answers
Maaido c/qaadir
May 27, 2023, 11:50 am
sadkii 1aad hijriga
caawiyepanel
April 11, 2023, 11:53 pm
Dagaalkii badar waa dagaal dhacay Sabti, Maarso 13keedii, sanadkii 624 C.D oo ku beegan 17 da Ramadaan sanadkii 2aad ee Hijrada,
Axmed bishaar
June 20, 2023, 3:41 pm
Sanadkii 1980
Fardowsa Abdulahi
July 2, 2023, 9:27 pm
dagaalkii beder waxa owdhacay sanadkii shanaad ee hiriyada

Leave Answer

You must be logged in to answer.