Loading...

gorme ayu dhashey nabigena nnkh

3 Answers

3 Answers

  1. nabi Muxamed NNKH wuxuu ku dhashay magaalada Makka Xijaas, maanta loo yaqaano dalka Saudi Arabia. markey taariikhdu ahayd qiyaastii 572 C.D (taariikhda Carabta loo yaqaano “Sanadkii Maroodiga”) kuna beegneed habeen isniin ah.

You must be logged in to answer.

Log In to Answer

Cookie Policy

Caawiye is a community-driven Q&A platform. We use cookies to enhance your experience and ensure our services work correctly. Learn more

Message