Hadii aan xilliga saxuurta aan soo kicin ma soomi karaa?

6 Answers
Shakilo Ismail
May 28, 2023, 5:29 pm
Haa inel suxuurta waa sunny ee waajib maahan
Hassan mohamed
May 15, 2023, 8:44 pm
haa waa soomi kartaa
Riyaaq nuur
September 8, 2023, 12:48 am
haa waa soomi kartaa
Wanagzan Sabiriina
April 23, 2023, 12:09 am
Haa wa soomi kartaa saxuurta waa suno
Aamiin cabdi
April 25, 2023, 10:21 am
lkn ma anigoo aan niyesan baa?
C/laahi Ahmed
April 28, 2023, 7:02 pm
Haa waa soomi kartaa

Leave Answer

You must be logged in to answer.